Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 158:09:38
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
Warka SBS Somali 3 July 2025
03/07/2025 Duração: 06minArdayda hodanka ah ayaa la sheegay inay faa'iidoda ugu badan ka heli doonaan dayn-dhimidda dowladda Australia ku samaynayso daynta waxbarashada sare (HECS)
-
Warka SBS Somali Full Prog 3 July
03/07/2025 Duração: 54minWararkii ugu dambeeyey ee gudaha iyo debeddaba
-
-
Soomaalidu maxay u dabaaldegtaa?
02/07/2025 Duração: 20minMarka la fiiriyo dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya, maxaa looga dabaal degaa waqtigii xoriyadda? Su'aashaas ayaa waxaa ka jawaabaya Dr Abdiwaahid Hassan.
-
-
Iran oo diiddey inay barnaamijkeeda Nukliyeerka joojiso iyo dadaalka xabbad joojinta Gaza
01/07/2025 Duração: 11minWeli waxaa socda dadaal xabbad-joojin ka dhacda Gaza. Iran-na waxay shuruur adag ku xidhay kormeerayaasha hay'add IAEA.
-
Sidee warbaahinta Australia u shaqaysaa?
01/07/2025 Duração: 12minXoriyatul qowlka iyo warbaahinta kala duwan waxay astaan muhiim ah u tahay dimqraadiyad caafimaad qabta.
-
-
-
-
-
Dr Siyat Hilow iyo socodka qaxootiga
25/06/2025 Duração: 11minDr Siyat Hilow ayaa qababqaabiyay socod dadka looga baruurinayo dhibaatooyinka qaxootiga iyo magan galyodoonka. Socodka loo bixiyay Big walk for refugees ayaa qayb ka ah todobaaka qaxootiga.
-
-
-
-
Waraysi: xaaladda dagaalka Iran iyo Isreal
18/06/2025 Duração: 14minMohamed Hassan Dable oo aan ka waraysanay xaaladda dagaalka u dhexeeya Iran iyo Isreal.
-
-
-
-
Xasuuqii la iloobay ee Namibia
11/06/2025 Duração: 08minQarnigii 20 aad ayay cilmi baarayaal badan u yaqaanaan qarnigii xasuuqa maadaama dil wadareedyo ay dawlado ka danbeeyeen lagu laayay dad rayid ah dagaalkii koowaad iyo kii labaad ee aduunka. Laakiin kii Namibia ayaan ahayn mid wax badan laga yaqaan. Laakiin mid ka mid ah xasuuqyadaas ayaan aad loo aqoon oo waxaa qariyay dambiyo waaweyn oo ay ku jireen Holocoast oo ahaa xasuuqa Yuhuuda lagu kacay dagaalkii labaad iyo kii ka dhacay Rwanda.