Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editora: Podcast
  • Duração: 158:09:38
  • Mais informações

Informações:

Sinopse

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episódios

  • What is a Justice of the Peace? When do you need one? - Australia Explained: Waa maxay GP? Maxaad uga baahan tahay?

    20/07/2025 Duração: 12min

    At some stage you will probably need help from a Justice of the Peace. It may be to prove your identity, to make an insurance claim or to certify copies of your legal documents in your language. JPs are trained volunteers who play a crucial role in the community by helping maintain the integrity of our legal system. So what exactly does a JP do and where can we find one when we need their services? - Haddii aad Australia deggantahay, gooray ahaataba, waxa laga yaabaa inaad u baahato qof cinwaankiisa shaqo la yiraahdo Justiice of the Peace oo loo soo gaabiyo JP. Caawimadaasi waxay ku saabsanaan kartaa, inaad qaan-dhow ka dalbaynayso Insurance-kaaga, guur ama furitaan ama in laguu xaqiijiyo in waraaqo luqaddaada ku qoran laguu la caddeeyo inay sax yihiin iwm

  • SBS Somali News: 18 July 2025

    18/07/2025 Duração: 08min

    Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka

  • Somalia News: Warka Soomaaliya 18 July 2025

    18/07/2025 Duração: 10min

    Dhegayso warkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya

  • SBS News Somali 17 July 2025

    17/07/2025 Duração: 07min

    Wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunka

  • SBS News Somali - 16 July 2025

    16/07/2025 Duração: 09min

    Wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunka

  • Somalia News - Warka Soomaaliya 16 July 2025

    16/07/2025 Duração: 11min

    Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo adduunkaba

  • MIGRATION EU: Tahriibta Yurub 16 July 2025

    16/07/2025 Duração: 11min

    Ingiriiska iyo Farasnsiiska ayaa ku dhawaaqay qorshe tijaabo ah oo cusub oo tahriibayaasha doonni yar Ingriiska kaga soo gala dhinaca Faransiiska, dib loogu celinayo Faransiiska.

  • DIABETES CHECKS: Baadhidda Sonkoroowga 16 July 2025

    16/07/2025 Duração: 10min

    Khubarada caafimaadka ayaa ku baaqaya in la qaado tallaabooyin hore si loo xakameeyo Sonkorowga oo ka mid ah toddobada cudur ee ugu waaweyn Australia ee sababa dhimasho.

  • Warka SBS Somali - 15 July 2025

    15/07/2025 Duração: 06min

    Reer Australia ayaa mar kale loogu baaqay inay ka feejignaadaan cudurka Meningococcal-ka oo hadda Australia ku jira.

  • Waraysi - Tax Returns - Mohamed Garabey

    15/07/2025 Duração: 32min

    Xisaabiye Maxamed Garabey oo macluumaad guud ka bixinaya Xisaab-celinta (Tax Returns)

  • Warka SBS Somali - 14 July 2025

    14/07/2025 Duração: 06min

    Olole wacyi-gelin ku saabsan cudurka Meningococcal ayaa maanta la iclaamiyey. Qasnaji Tim Chalmers oo aan walaac ka qabin xogta fakatay ee ku saabsan miisaaniyadda iyo cashuuraha.

  • EU HEAT - Kulaylaha daran ee Europe - 14 July 2025

    14/07/2025 Duração: 09min

    Daraasad la sameeyey ayaa markii ugu horraysay lagu sheegay in dad dhowaan ku dhintay kulaylaha Yurub uu is-deddelka cimilada bani aadanku sababay si toos ah u sababay.

  • Australia Explained - Sida loo bilaabo ganacsi-guri

    11/07/2025 Duração: 14min

    Qofka raba inuu guriga gudihiisa ganacsi ku sameeyo, waa inuu marka hore ogaadaa xeerarka iyo shuruudaha ku xidhan. Warbixintan ayaa kuu qeexaysa.

  • Erin Waa Dembiile - 9 July 2025

    09/07/2025 Duração: 07min

    Erin Patterson oo ah haweeneydii hore loogu eedeeyey in ay dad cunto ku sumaysay ayaa dembiyadii lagu soo oogey oo dhan lagu helay. Waa dembiile.

  • Ururka BRICS oo ku shiraya Brazil

    08/07/2025 Duração: 11min

    Waddamada ku bahoobey ururka BRICS ayaa shirkoodii sannadlaha ahaa ku qabsaday Brazil. Xubnha ururka ayaa qorshaynaya inay hirgeliyaan nidaam lagaga maarmo kuu xidhnaanta Maraykanka iyo Galbeedka Yurub.

  • Warka SBS Somali 8 July 2025

    08/07/2025 Duração: 06min

    Ra'iisal wasaare Anthony Albanese, ayaa diiday baaqyo lagaga dalbaday in la dhiso guddi qaran oo ka hortaga nacaybka ka dhanka ah Yuhuudda. Golaha guud ee QM-na waxay ansixiyeen qaraar ka dhan ah kooxda Taliban.

  • Warka SBS Somali - July 7 2025

    07/07/2025 Duração: 08min

    Baanka dhexe ee Australia oo la filayo inuu hoos u dhigo dulsaarka deynta guryaha iyo mucaaradka Victoria oo dowladda ku eedeeyey inay horey u dayaceen nidaamka la shaqaynta carruurta.

  • Xeerarka Xannaanada Carruurta Vicitoria

    07/07/2025 Duração: 08min

    Victoria ayaa ka shaqaynaysa sidii ay usoo saari lahaayeen xeerar cusub oo lagu dhaqo goobaha xannaanada carruurta, ka dib markii la qabtay nin lagu eedeeyey inuu carruur faraxumeeyey.

  • WARKA SBS full Prog 4 July 2025

    07/07/2025 Duração: 56min

    Hay'adda ACCC oo shacab- weynaha uga digtey dhagar budhcadda Internet-ka ah, warysiyo iyo maqaallo kale.

  • Warka SBS Arbaca July 02

    04/07/2025 Duração: 54min

    Wararkii ugu dambeyey

página 14 de 41