SBS Somali - SBS Afsomali

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editora: Podcast
  • Duração: 260:43:54
  • Mais informações

Informações:

Sinopse

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Episódios

  • Bandhigga Dhaqanka Afrika oo Dadweyne, Cunto iyo Muusiq Ku Kulmiyey Federation Square

    Bandhigga Dhaqanka Afrika oo Dadweyne, Cunto iyo Muusiq Ku Kulmiyey Federation Square

    24/11/2026 Duração: 09min

    Bandhiggii African Music and Culture Festival oo sannadka 13-jirsadey ayaa lagu dhigay magaalada Melbourne. Saddex maalmood oo xiriir ayaa waxaa isugu yimid dad-weyne fara badan. Dhaqamada, cuntooyinka, suugaanta iyo lebbisyada kala duwan ee qaaradda Afrika ayaa lagu soo bandhigay halkaa.#sbsaudiopodcast

  • Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 24 November 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 24 November 2026

    24/11/2026 Duração: 04min

    Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 24 November 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

  • Warka Australia Iyo Caalamka ee Isniin 23 November 2026

    Warka Australia Iyo Caalamka ee Isniin 23 November 2026

    23/11/2026 Duração: 03min

    Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 23 November 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

  • SBS Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimce 20 November 2026

    SBS Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimce 20 November 2026

    22/11/2026 Duração: 45min

    Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 20 November 2026 oo dhammaystiran#sbsaudiopodcast

  • What are feral and invasive animals in Australia? - Feral Animal iyo Invasive Animal Maxay Yihiih?

    What are feral and invasive animals in Australia? - Feral Animal iyo Invasive Animal Maxay Yihiih?

    20/11/2026 Duração: 11min

    Feral and invasive animal species are causing significant damage to Australia’s environment and threaten the existence of many native wildlife species. In this episode of Australia Explained learn about feral and invasive animal species in Australia and what is being done to control them. - Xayawaannada dalka debeddiisa laga keenay iyo kuwa duurjoogta noqday ayaa dhibaato weyn ku haya deegaanka Australia, waxayna halis geliyaan noocyo badan oo ka mid ah kuwii asal ahaan dhulka ugu noolaa. Qaybtan Australia Explained waxaad ku baran doontaa xayawaannadan, saamaynta ay ku leeyihiin deegaanka, iyo dadaallada lagu xakameynayo.

  • Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 20 November 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 20 November 2026

    20/11/2026 Duração: 09min

    Wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo Caalamka ee maanta oo Jimce ah 20 November 2026 , halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

  • Wararka Soomaaliya ee Jimce 20 November 2026

    Wararka Soomaaliya ee Jimce 20 November 2026

    19/11/2026 Duração: 08min

    Dowladda Soomaaliya oo cayrisay safiirkii Imaaraadka Carabta, keedana kala soo noqonaysa iyo Ahmed-Madoobe oo hadlay ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee aanu saaka oo Jimce ah ka helnay Muqdisho. Halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

  • Khubaro Gumeysigii Yurub La Xidhiidhiyey Dababka Sii Kordhaya

    Khubaro Gumeysigii Yurub La Xidhiidhiyey Dababka Sii Kordhaya

    19/11/2026 Duração: 08min

    Australia ayaa isu diyaarinaysa halista dab-kaymeedyo la filayo inay khatar bataan. Khubaraduna, is-beddelka cimilada ka sokow, waxay dab-kaymeedyada sii xoogeysanaya la xidhiidhinayaan gumeysigii reer Yurub ee dhulka soo degey. Halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

  • Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 19 November 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 19 November 2026

    19/11/2026 Duração: 04min

    Warka Australia iyo Caalamka ee 19 November 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

  • Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 18 November 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 18 November 2026

    18/11/2026 Duração: 09min

    Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 18 November 2026 ka dhegeyso halkan.#sbsaudiopodcast

  • Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 18 November 2026

    Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 18 November 2026

    17/11/2026 Duração: 07min

    Wararkii Soomaalia oo saaka oo Arbaco ah Muqdidho naga soo gaarey ka dhegeso halkan.#sbsaudiopodcast

  • Somali: Warka Australia iyo Caalamaka ee Talaado 17 November 2026

    Somali: Warka Australia iyo Caalamaka ee Talaado 17 November 2026

    17/11/2026 Duração: 03min

    Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 17 November 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

  • In Aad Guri Kiraysato Iyo In Aad Gadato Kee Kuu Roon?

    In Aad Guri Kiraysato Iyo In Aad Gadato Kee Kuu Roon?

    17/11/2026 Duração: 11min

    Dad badan oo Australia deggan ayaan awoodin inay guri ka iibsadaan meesha ay rabaan inay ku noolaadaan, qiimaha guryaha ee xadhkaha goostay awgeed. Waxaase su'aalo la iska weydiinayaa, keebaa kuu roon inaad guri iibsato iyo inaad kiraysato? Halkan ka dhegeyso waxay ay khubaradu ku talinayaan.#sbsaudiopodcast

  • SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 16 November 2026

    SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 16 November 2026

    16/11/2026 Duração: 04min

    Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 16 November 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

  • #123 Talking about a big night (Med) - #123 Sida looga hadlo habeen xiiso lahaa (Med)

    #123 Talking about a big night (Med) - #123 Sida looga hadlo habeen xiiso lahaa (Med)

    16/11/2026 Duração: 08min

    Learn everyday English for talking about a big night out, sharing or responding to gossip, and describing something that may have happened. - Baro Ingiriisiga maalinlaha ah ee loo isticmaalo marka laga sheekaynayo habeen xiiso leh oo dibadda lagu soo qaatay, marka la wadaagayo ama laga jawaabayo warar la isla dhex marayo, iyo marka laga hadlayo waxyaabo laga yaabo inay dhaceen Feature by: Josipa KosanovicKeep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. #sbsaudiopodcast - Ku tabo-baro erayada iyo weedhaha aad ka baratay casharka, iskuna tijaabi su'aalahaniskuna tijaabi su'aalahan. #sbsaudiopodcast.

  • Barnaamijkii Jimce 13 November 2026 oo Dhammaystiran

    Barnaamijkii Jimce 13 November 2026 oo Dhammaystiran

    15/11/2026 Duração: 41min

    Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimce 13 November 2026 oo dhammays tiran, lagana reebay xayaysiisyadii.#sbsaudiopodcast

  • Cilladdii Microsoft oo Madax-xanuun Ka Abuurtay Caalamka

    Cilladdii Microsoft oo Madax-xanuun Ka Abuurtay Caalamka

    13/11/2026 Duração: 04min

    Kumanaan goobood oo adeegyo kala duwan laga bixiyo gudaha Australia ayaa maanta la daalaa-dhacayay sidii ay hawlahooda u wadan lahaayeen, kaddib markii cilad farsamo oo caalami ah ay ku timid shirkadda tiknoolajiyada ee Microsoft. Halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

  • Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 13 November 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 13 November 2026

    13/11/2026 Duração: 10min

    Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 13 November 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

  • Warka Soomaaliya ee Jimce 13 November 2026

    Warka Soomaaliya ee Jimce 13 November 2026

    12/11/2026 Duração: 07min

    Wararkii Soomaaliya ee Muqdisho naga soo gaarey subaxnimadii Jimce 13 November 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

  • What does Kumanjayi mean? Understanding Sorry Business - Waa Maxay Kumanjayi? Fahmidda Sorry Business

    What does Kumanjayi mean? Understanding Sorry Business - Waa Maxay Kumanjayi? Fahmidda Sorry Business

    12/11/2026 Duração: 12min

    When someone dies, families and communities may have cultural practices and responsibilities around mourning. For many Aboriginal and Torres Strait Islander people, this is known as Sorry Business. There is no single way to observe Sorry Business. Practices differ between communities, families and language groups. Learn about what Sorry Business can involve, what the term “Kumanjayi” means in some Central Australian communities, and how you can show care when someone is grieving. - Marka qof geeriyoodo, qoysaska iyo bulshooyinka qaarkood waxay leeyihiin dhaqammo iyo waajibaadyo la xiriira murugada. Dad badan oo Aboriginal iyo Torres Strait Islander ah tan waxay ugu yeeraan Sorry Business. Dhaqamadani way ku kala duwan yihiin bulshooyinka iyo qoysaska. Qaybtan waxaad ku baran doontaan waxa Sorry Business ka koobnaan karo, micnaha erayga 'Kumanjayi' ee qaar ka mid ah bulshooyinka Bartamaha Australia, iyo sida taageero loogu muujiyo qof murugaysan.#sbsaudiopodcast - #sbsaudiopodcast

página 1 de 68