Informações:
Sinopse
IFIYE RADIO is The first Somali internet radio station to broadcast its full programs live on the internet and directly to your mobile and computer.Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo Internet-ka ku eg adigoo kadhageysankara moobeylkaaga iyo kumbiyuutarkaaga.
Episódios
-
Xariir iyo Haboon Nuura
23/01/2023 Duração: 04min -
Hay gabin-Faysal Cumar Mushteeg
22/09/2022 Duração: 05minSomali musicHeestii Haygabine iyo Fanaankii Faysal Cumar Mushteeg
-
Halgan-Suldaan Seeraar
10/09/2022 Duração: 06minHalgan-Suldaan SeeraarSanadguuradii ONLF ee 38-aad
-
Gar baan kuu dhiganayaa-Digfeer
07/09/2022 Duração: 06minYassin Axmed Digfeer.Dadkii kala gado qarsadaWaxbaa ka dhex guuxayeeGar-baan kuu dhiganayaaGudoonkuna waa adigeeGar-eex lama doonayeeGarawso waxaan ku dhahoNin gob ah ood gacal tihiinWiliba gacalooy ku jecelAdoon ku maqneyn wax garaInuu gurigoo cidlo ahSidii GAAL-SHIRE fadhiyoMiyaanu gartaa laheynDar-daarankii waad gafteeAdoo fasax gaaban tageyMaxaa GOBLE kaaga xidhanMa geel-baa kuugu dhalay-----------------------------------------Adoon gurro iyo canaan Adoon gacan iyo dil qabinAdoon gaajiyo dhib aragAnoo Guri kuu sharaxayGasiinkuna kuu dhex-yaalWiliba Gobanimiyo sharafAdiga guudkaaga sudhayWiliba gacalooy ku jecelAdoon ku maqneyn wax garaInaan gurigoo cidlaaSidii GAAL-SHIRE fadhiyoMiyaanan gartaa laheynDardaarankii waad gaftee Adoo fasax gaaban tagey Maxaa GOBLE kaaga xidhan Ma geelbaa kuugu dhalay.
-
Dagaalkeena Jeclaa-Haboon Nuura Saalax Sanaag
28/08/2022 Duração: 03minDagaalkeena Jeclaa-Haboon Nuura Saalax Sanaag
-
Kii dhaba - Xaalima Khaliif
22/08/2022 Duração: 09minKii dhaba - Xaalima Khaliif Magool
-
AXMED NUUR JAANGO IYO SUKHRA YAREY -LAHASHADA KALGACAL LADI WAAYEY
17/08/2022 Duração: 10minAXMED NUUR JAANGO IYO SUKHRA YAREY -LAHASHADA KALGACAL LADI WAAYEY
-
Hodan Cabdiraxmaan- Xaasid
02/08/2022 Duração: 05minHodan Cabdiraxmaan- Xaasid
-
Buurbaa kugu gudbane Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
11/07/2022 Duração: 10minBuurbaa kugu gudbane Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
-
Axmed Aarshe-fino lama abuure
22/06/2022 Duração: 08minAxmed Aarshe-fino lama abuureWAXBA HA IFAQUUQINO HA INA KALA FOGEYNINE FARXAD IIGU NOLOOW
-
Aboowe Rahiima Abuukar
03/06/2022 Duração: 04minAboowe Rahiima Abuukar
-
Isii nafta Nimco Happy
28/05/2022 Duração: 05minIsii nafta Nimco Happy was superstar this year on Tiktok
-
MAXAA KA SOCDA HADDA IFIYE RADIO LIVE
11/05/2022 Duração: 05minIdaacadda Ifiye Radio qeeybta 24/7 waxaa hadda ka socda heeso kala duwan sidaFanaaniinta Hore-Maxamed Saleebaan Tubeec-Xaliima Khaliif Magool-Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura)-Cabdi Tahliil Warsame (Tahliil)-Axmed Naaji Sacad-Cali Naaji Sacad-Maxamed Nuur Giriig-Qamar Maxamed Xuseen-Caasha Cabdoo-Khadra Daahir Cige-Maxamed Nuur Giriig-Qamar Maxamed Xuseen-Saalax Qaasim-Saado Cali Warsame-Maxamed Mooge-Xasan Aaden Samatar-Axmed Mooge-C.Qadir Macalin Jubba-Cumar Dhuule-Sahra Axmed-Axmed Yaasiin Digfeer-Shimaali Axmed Shimaali-Axmed Tifow Khamiis-Cali Sugulle-Axmed Nuur Jaangow-Siciid Harawo-Xareedo Ismaaciil Duniyo-Cali jareerre-Cusmaan C/kariim Gacanlow.Fanaaniinta Danbe-Mursal Muse-Khadra Abdi Silimo-Asma Ahmed Love-Hamda Abdi Queen-Nimcan Abdirahman Hillaac-Mohamed Ahmed Cirro-Yurub Mohamed Geenyo-Abdihani Hashi-Abdirahman Aydid Oday-Yusuf Adan Jeego-Ifrah Ahmed Hargeisa-Yusuf Adan Jeego-Ismail Danan-Ikran Jama-Ifrah Tolmoon-Yusuf Hanad-Abdirisaq Anshax-Hodan Abdirahman-Aar maanta-Maxamed Xasan Xuseen Lafoole
-
Mar horaan Sameeyay-WHIZBI
09/05/2022 Duração: 02minMar horaan Sameeyay-WHIZBI
-
Dhaanto- Muxyadiin Shaahid iyo Idil Ayruush
06/05/2022 Duração: 06minDhaanto- Muxyadiin iyo Idil Ayruush
-
Barnaamijka Ciida-Ifiye Radio
02/05/2022 Duração: 44minBarnaamijka Ciida-Ifiye Radio
-
Ciid Mubaarik- Hodan Abdirahman, Mursal Muse, Mohamed Cirro
01/05/2022 Duração: 03minCiid Mubaarik- Hodan Abdirahman, Mursal Muse, Mohamed Cirro
-
ciida ciida -xidigaha Geeska
30/04/2022 Duração: 04minciida ciida -xidigaha Geeska
-
Jirjiroole dumar- Bashiir Cali Xuseen
28/04/2022 Duração: 14minWaa laba heesood oo kala ahHeestii Jirjiroole Dumar- Bashiir Cali XuseenHeestii Dudumo- Cali FarayIfiye Radio Live ayeey si toos ah uga socotaa
-
Onkod-Cabdi Tahliil Warsame
22/04/2022 Duração: 06minOnkod Cabdi Tahliil Warsame