Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 82:56:36
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
Dr Yusuf Omar oo xaflad soo dhawayn ah loogu sameeyay Melbourne
18/02/2025 Duração: 18minDr Yusuf Omar oo booqasho gaaban ku yimid Melbourne ayaan waraysi kala yeelanay arimo kala duwan.
-
-
Lacagaha Fasaxa Waalidka ilmuhu u dhashaan
18/02/2025 Duração: 09minAustralia, waalidiinta qaar ayay dawlada iyo shaqabixiyuhu lacag ku siiyaan fasax ay qaataan marka ilmo u dhasho. Laakiin qofkastaa xaq uma laha lacagtaas.
-
-
-
-
-
Barnaamuj lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga ah
11/02/2025 Duração: 16minWaxaa aduunka laga xusay maalinta ciribtirka gudniinka fircooniga ah. Waxaa aduunka oo dhan lagu fuliyaa falkan gabdho iyo haween gaaraya 23milyan. Waxaana lagu sheegaa in Soomaaliya tahay dalka ugu badan ee gabdhaha lagu sameeyo gudniinka iyadoo 98% gabdhaha lagu gudo.
-
-
-
-
Sidee Copyright u saameeyaa baraheena bulshada?
04/02/2025 Duração: 12minSharciga xaquuqda daabacaada (Copyright Law) waxay xadidaan cida isticmaali karta ama dadka kula wadaaga baraha bulshada.
-
-
-
Madaxweyne Deni oo ka hadlay dagaalka Daacish
31/01/2025 Duração: 09minMadaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo qudbo dheer ka jeediyay dagaalka lagula jiro Daacish iyo arimo kale.
-
-
-
Dagaalka Congo oo laga dayrinayo
29/01/2025 Duração: 07minUrurada gargaarka ayaa walaac ka muujinaya dagaalka ka socda magaalada Gome ee dalka Jamhuuriyada Dimoqraadiyada Congo.
-
-
Kulanka Ganacsatada Soomaalidda Melbourne
27/01/2025 Duração: 16minWaxaa magaalada melbourne lagu qabtay kulan ay isugu yimaadeen ganacsato iyo xubno kale oo ka tirsan bulshada. Waxaa kulanka looga arinsaday sidii loo abuuri lahaa urur matala ganacsatada Soomaalida melbourne.