Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 85:26:26
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
Warbixin daadadka ka dhacay Soomaaliya
10/11/2023 Duração: 12minDhibaatooyinka daadadka ka dhacaya Soomaaliya oo ka sii daraya.
-
Hadalkii RW Xamza Cabdi Barre ee Hamas
10/11/2023 Duração: 10minLabo aqoon yahan oo nala wadaagay sida ay u arkeen hadalkii RW Xamze Cabdi Barre ee ku aaddanaa colaada Falatiin.
-
Barashada Af-Ingiriiska qaybta 12 aad
10/11/2023 Duração: 14minWaa qaybtii 12 aad ee barnaamujkii barashada Af-ingiriiska
-
-
Australia_Explained_Menshealth_081123
08/11/2023 Duração: 10minMuxuu caafimaadka maskaxda ee raga iyo faya qabkoodu muhiimka u yahay?
-
-
SBS Learn English episode 10
03/11/2023 Duração: 12minWaa qaybtii 10 aad ee barnaamujka barashada Af-Englishka.
-
Kulan looga hadlay xanuunka dhimirka
03/11/2023 Duração: 03minDr Abdibasid oo kulan looga hadlayay xanuunka dhimirka ku qabtay xarunta Darusalam.
-
-
Kulan looga hadlay doorka culumada
01/11/2023 Duração: 07minShir looga hadlay doorka culumada oo lagu qabtay Muqdishu.
-
Kulanka geediga guryaha dawlada ee North melbourne
01/11/2023 Duração: 13minKulan looga hadlayay sida dadka looga rarayo guryaha dhaadheer ee North Melbourne ayaa lagu qabtay xaafadaas.
-
Australia_Explained_Personal_Loans_11123
01/11/2023 Duração: 12minSidee loo qaataa daymaha qofeed (personal loans)?
-
-
Muslimiinta Australia oo ka xanaaqay xisbiga Laborka
27/10/2023 Duração: 06minQaar ka mid ah Muslimiinta Australia oo sheegay inaysan waligood danbe u codayndoonin xisbiga Laborka kadib markii ay ku eedeeyeen inuu la saftay dhinac ka mid ah dhinacayada ku dagaalamya Bariga Dhexe.