Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta iyo Radiyaha Iswiidhen
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 0:02:48
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Haweeneyda katirsaneyd ururka ISIS ayaa ka noqotay racfaan ay ka qaadatey xukun 6 sano ah oo hore ugu dhacay, Xukuumadda Sweden ayaa soo jeedinaysaa in 50 milyan oo karoon oo lagu maalgelin doono barnaamij shaqo-abuuris ah gugan 2022 iyo warar kale